Madaxweyne Farmaajo ma tanaasulay mise waa lagaga adkaaday Shirkii Muqdisho ?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in tanaasul badan sameeyay intii uu socday shirkii uu la lahaa Madaxda Dowlad goboleedyada si aan shirkaasi loogu kala tagin. Farmaajo ayaana sheegay in Madaxda maamul goboleedyada dalka ay dhinac ka mareen kana soo horjeesteen qodobo uu ku dhegnaa oo kamid aheyd in dalka ka dhacdo doorasho qof … Continue reading Madaxweyne Farmaajo ma tanaasulay mise waa lagaga adkaaday Shirkii Muqdisho ?